Wasiir Dhuuboow “Cayaartooydan yar yar waa mustaqbalka beri”
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Isboortiga iyo dhallinyarada ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Aadan Dhuubow oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda ...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Isboortiga iyo dhallinyarada ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Aadan Dhuubow oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda ...
Ururka Dhagoolayaasha Soomaaliyeed ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaano “SONAD” ayaa 21-ka bishaan qabtay dabaal degga todobaadka Dhagoolayaasha ...
Kulan ballaaran oo looga hadlay hannaanka Caddaaladda iyo garsoorka ee maamulka Galmudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ee gobolka ...
Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa qabtay kulan looga hadlayay dowrka bulshadu ay ku leedahay sugidda ammaanka, kaas oo ka dhacay ...
Ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicolas Kay ayaa soo dhaweeyay shirkii shalay lagu ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayur “Maareeye” ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee caawa ...
WAR-MURTIYEED Daahfurka Madasha Wadatashiga Qaran ee Hannaanka Doorashada Sanadka 2016 Muqdisho 19-21-September 2015. Kulankaas oo ay isagu yimaadeen Madaxwaynaha Jamhuuriyadda ...
Qaraxa ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhaweyd fiid nimadii caawa ah ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho