Lix ka tirsan maleeshiyaadka Shabaab ayaa ku geeriyootay tiro intaa ka badana wa ay ku dhaawacmeen iska hor’imaad hubeysan oo ...
Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo xildhibaanno ayaa maanta Muqdisho uga qayb galay munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhamaysatay heerka ...
Mudaneyaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa manta meel mariyaay qaraar ku aadan dhisida golaha wadatashiga qaranka ee u xilsaaran jiheynta hanaanka ...
Maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xabsi daa’in ku xukuntay dambiilayaal ka tirsanaa maleeshiyaadka Shabaab, kuwaasoo lagu soo ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqday xaruntii Farshaxanka ee Wakaaladda Murtida iyo madadaalada ...
Ankara:- Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa si rasmi ah uga guddoomay warqadaha aqoonsiga safiirnimo safiirka Soomaaliya u fadhiya ...
Siminaarkan maanta uga furmay magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobolka Baay shaqaalaha Wasaaradaha Koonfur Galbeed iyo xubnaha maamulka Gobolka Baay ayaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho