Allaha u naxariistee fannaanaddi Ummu-shariif oo ku geeriyootay Muqdisho+Dhageyso
Fanaanad da'yar oo lagu magacaabi jiray Ummu-shariif Axmed, kana tirsaneyd hobollada Qaranka Waaberi ayaa xalay ku geeriyootay magaalada Muqdisho. Agaasimaha ...
Fanaanad da'yar oo lagu magacaabi jiray Ummu-shariif Axmed, kana tirsaneyd hobollada Qaranka Waaberi ayaa xalay ku geeriyootay magaalada Muqdisho. Agaasimaha ...
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay xaaladda Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed iyo dadaalada ...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax oo matalaya Soomaaliya ayaa magaalada Qaahira ee Xarunta dalka Masar heshiis ganacsi kula ...
Ciidamada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo xalay ka sameeyay ka sameeyay inta u dhexeysa muqdisho ...
Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo ka qeyb galaya shir madaxeedka Qaramada midoobay islamarkaana xalay ...
Hey'adda Habeb Mental Health Foundation oo kaashaneysa Hay'adda Mersey Care NSH trus oo fadhigeedu yahay magaalada Liverpool ee dalka engiriiska ...
Degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir ayaa waxaa si habsami leh uga socda olala nadaafadeed oo qeyb ka ah ...
Roobabkii deyrta ayaa galabta ka bilowday deegaano ka tirsan gobolka Mudug, waxaana deegaanada ay roobabka ka da’een kamid ah degmada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho