Kulan wax soo saarka dalka looga hadlayay oo Muqdisho lagu qabtay
Xubna ka socday wasaaradda Beeraha iyo wakiilo ka kala socday maamul gobaleedyada dalka ayaa labadii maalin ee la soo dhaafay ...
Xubna ka socday wasaaradda Beeraha iyo wakiilo ka kala socday maamul gobaleedyada dalka ayaa labadii maalin ee la soo dhaafay ...
Munaasabad tababar loogu soo xirayay saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga oo muddo sanad ah uga socday dalka Suudaan ayaa lagu ...
Iyadoo lagu guda jiro munaasabadaha loogu dabaal dagayo dhalashada nabigeena Muxamed NNKH ayaa gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya waxaa uu sheegay in ...
Wararka aynu ka heleyno magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka lagu wado in dib loo furo ...
Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu xusayay dhalashada nabigeenna muxamad N.N.K.H ayaa caawa lagu qabtay masjidka Al.Raxma ...
Wasiirka arimaha gudaha ee dalka Masar Magdy Abdel Ghaafar ayaa xafiiskiisa magaalada Qaahira ku qaabiley wasiirka amniga gudaha ee Soomaaliya ...
Golaha wasiirrada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shirkoodi caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho waxaana shir gudoominayay R/wasaaraha Soomaaliya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho