Munaasabad lagu xusayay dhalashadi Nabigeena Muxamad oo lagu qabtay Cadaado+Sawirro
Munaasabadda lagu xusayay dhalashada nabigeena NNKH ayaa xalay lagu qabtay masjidka Jaamaca ah ee magaalada Cadaado, waxaana ka qayb galay ...
Munaasabadda lagu xusayay dhalashada nabigeena NNKH ayaa xalay lagu qabtay masjidka Jaamaca ah ee magaalada Cadaado, waxaana ka qayb galay ...
Wasaarada Caafimaadka Galmudug ayaa ku wareejisay maamulka Isbitaalka Gaalkacyo ee Galmudug Dawooyin iyo qalab caafimaad waxana kulanka wareejinta goobjoog ka ...
Munaasabadan lagu xusayay dhalashada nabigeena Muxamed NNKH oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, ...
Labadan fanaan ee kala ah Axmed Rasto iyo Hodan Cabdiraxmaan,oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho waxaa soo dhaweyay wasiir ku ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wefdi oo hogaaminaayo ayaa maanta gaaray degmada Buur-hakaba ee ...
Aroortii hore ee maanta ayaa la bilaabay burburinta, ka rarista dadka sida sharci darada ah ku daganaa dhismaha wakalada Filimada ...
Qaramada midoobay ayaa sheegtay in in ka badan 18 million oo ruux oo ku nool bariga Afrika ay hadda khatar ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho