Friday, September 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

IGAD oo ka digtay sii socoshada abaaraha bariga iyo bartamaha Afrika

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Wufuud ka kala socota Urur gobaleedka IGAD oo ku soo qulquleysa magaalada muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaramada midoobay ayaa sheegtay in in ka badan 18 million oo ruux oo ku nool bariga Afrika ay hadda khatar ugu jiraan cuni yari ka dhalatay roobabkii Elnino  ee dhowaan gobolka ka da’ay iyo  khilaafaadka ka jira deegaanka.

Urur goboleedka bariga Afrika ee  IGAD  ayaa Arbacadii ka soo dhaafay soo saaray digniin  ku aadan abaaraha daba dheeraaday ee saameeyay bariga iyo bartamaha Afrika  ay suuragal tahay in ay sii socon karaan ugu yeraan sadexda bilood ee soo aadan.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Agaasimaha xarunta saadaasha iyo iyo ka falcelinta cilimada ee IGAD Guleid Artan ayaa sheegay in wadamada bariga Afrika ay heli karaan roobab hor leh balse aysan di’i doonin ilaa bisha Maarso .

“Abaarta waqooyiga waa ay soo socon doontaa ilaa xili roobaadka ka xiga laga gaarayo, halka roobabkii ka di’i jirey Kenya ay hoos u dhaceen kala bar laakiin tiro intaa ka badan ayaa ka di’i doonta koonfurta iyo galbeedka wadamada Kenya, Uganda iyo Tanzania  gaar ahaan meelaha ku dhow dhow xerooyinka waa weyn,”  ayuu yiri Artan.

El Niño, waa xaalad cilimeed , oo dhacda marka xeer kulka bartamaha iyo bariga badweynta  Pacific ay noqoto mid ka diiramaad badan sida ay tahay marka caadiga ah, taas oo sababta in si dhaqso leh ay cilimada isu bedesho.

Saameynta El Niño ayaa laga dareemay bariga Afrika   bishii  Maay ee aynu ka soo gudbnay, waxaana ka jiray abaaro  sida Ethiopia, Sudan iyo Somalia.

Abaarta gobolka ka jira ayaa saameysay  Ethiopia, waxaana dowladda ay codsatay in la siiyo lacag dhan  $1.1 billion  si loogu caawiyo in ka badan  10 million oo ruux.

Wadamada  Suudaanta Koonfureed iyo Soomaaliya ayaa kamid ah dalalka meesha ugu sareysay ugu jira meelaha ay abaarta  saameysay.

Barnaamijka cunada ee qaramada midoobay u qaabilsan ee WFP gabar u hadashay oo lagu magacaabo  Challis McDonough ayaa sheegtay  in ay adag tahay in  gargaar loo gaarsiiyo dadka dhibaateysan.

Qiyaastii 300,000  oo qof oo ku nool bariga Afrika ayaa ka qaxay goobihii ay ku noolaayeen ka dib markii ay saameysay abaar.

.

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso barnaamijka faaqidaada wararka

Next Post
Barnaamijka Faaqidaada Wararka (Dhageyso)

Dhageyso barnaamijka faaqidaada wararka

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In