Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu xusayay dhalashadi Nabigeena Muxamad oo lagu qabtay Cadaado+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu xusayay dhalashadi Nabigeena Muxamad oo lagu qabtay Cadaado+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Munaasabadda lagu xusayay dhalashada nabigeena NNKH ayaa  xalay lagu qabtay masjidka Jaamaca ah ee magaalada Cadaado, waxaana ka qayb galay culumaa’udiin iyo boqollaal dadwayne ah oo Rag iyo Dumar isugu jiray.
Culimada ayaa masjidka ka jeedisay Muxaadarooyin ku saabsan siirada Rasuulka NNKH iyo taariikhda Islaamka, waxaana sidoo kale laga qaadayay masjidka Qasiidooyin nabi ammaan ah.
Sh.  Xasan Diini Xuseen oo ka mid ah Culimada ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed ee Muslimka ah looga baahanyahay inay bartaan diintooda, taas oo xal u noqon karta mushkilado badan oo maanta wadanka ka taagan.
Sh Maxamed C/allahi Maxamed ayaa isna sheegay in munaasabaddan loo qabtay si dadwaynaha loo baro Siirada Nabigeena NNKH, taas oo arrin muhiim ah oo aan laga maarmin.
Sanad waliba marka la gaaro Bisha Rabiicul-Awal ayaa waxaa la qabtaa munaasabado lagu weyneynayo  dhalashada Nabigeena NNKH iyo dadaalkii adkaa ee loo soo maray  faafinta diinta Islaamka.
0e2a2cb4-7464-42fd-801f-434c28347f14 2a04324f-6ae4-4961-875a-ebed390f5934 7bc25210-fc10-4689-b00f-51cde5dca0c3 8a76ff41-4111-49c8-ab9f-0544a65f156e 8a729263-65dd-493a-8bd6-e57a7f016cac 99dfdf09-22b6-4104-bd4d-db37a190e5a7 4552a451-0395-4b7a-aabd-88ef11ba6d75 814317ee-2434-4006-ac7e-8e571a3f9d3a b7f352c1-0c9a-45c5-af36-4e064e639d88 b9035c50-08b9-4ca4-bae7-a59c2725f653 d753e573-f37b-4e7a-95d1-ce21460faf6d deca3e12-b052-4c8d-bf3a-68f8b77637bd
Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo Dawo iyo Qalab caafimaad gaarsiiyay Isbitalka Gaalkacyo+Sawirro

Next Post

Golaha wasiirrada oo ansixiyay sharciga xanaanada xoolaha

Next Post

Golaha wasiirrada oo ansixiyay sharciga xanaanada xoolaha

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In