Wasaaradda Maaliyadda XFS Oo ku dhawaaqday in canshuurta gedista laga joojiyay Isbitaalada
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange, oo khudbad ka jeediyay Bandhiga Waxqabadka Afarta Sano ee ...
















