Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayur “Maareeye” ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee caawa ...
WAR-MURTIYEED Daahfurka Madasha Wadatashiga Qaran ee Hannaanka Doorashada Sanadka 2016 Muqdisho 19-21-September 2015. Kulankaas oo ay isagu yimaadeen Madaxwaynaha Jamhuuriyadda ...
Qaraxa ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhaweyd fiid nimadii caawa ah ka ...
Wasaaradda Beeraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Tababar u furtay Beeralay ka socotay 16 Tuulo oo ku talla Gobolka Shabeellaha ...
Munasabadaan oo ahayd mid lagu xusayey maalinta Nabad Adduunka ee 21 September ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Muqdisho, waxaana ka ...
Xildhibaano ka tirsan baarlamanka Soomaaliya ayaa Tababar ku saabsan dib u eegista hindise sharciyeedka La dagaallanka been xalaaleysashada lacagta waxa ...
Munaasabad lagu weynaynayay xuska maalinta caalamiga ah ee Nabadda oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda dhallinyarada iyo isboortiga ayaa lagu ...
Xaruntii Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laga saaray dad daganaa muddo 25 sano ah kuwaas ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho