Hey’adda Human Rights Watch oo dowladda Macedonia ku eedeeysay jirdil askarteedu u geystaan qaxootiga
Hay’adda xaquuqul Insaanka ee Human Rights Wathch ayaa dowlada Macedonia ku eedeeysey jirdil la sheegay in askarteeda u geystaan dadka ...
Hay’adda xaquuqul Insaanka ee Human Rights Wathch ayaa dowlada Macedonia ku eedeeysey jirdil la sheegay in askarteeda u geystaan dadka ...
Waalidiinta dhalay gabar yar oo ka xanuunsan xubinta taranka oo xaaladeeda caafimaad wax looga qaban waayay gudaha dalka ayaa ka ...
Kulan looga hadlayay xoojinta arrimaha garsoorka oo ay ka qeybgaleen mas’uulyiin ka tirsan maamulka Galmudug ayaa lagu qabtay magaalada Gaalkacyo. ...
Howlgal ay habeenkii xalay fuliyeen diyaaradaha qumaatiga u kaca ee loo yaqaano Helokabtariska ay leeyihiin ciidamada AMISOM ayaa lagu bur ...
Qaar ka mid ah Fananiinta Xidigaha Geeska Africa oo kala ah Cabadiraxmaan Caydiid "Oday", Maxamed Bakaal Ciro, Xamdi Cabdi Quen ...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Isboortiga iyo dhallinyarada ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Aadan Dhuubow oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda ...
Ururka Dhagoolayaasha Soomaaliyeed ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaano “SONAD” ayaa 21-ka bishaan qabtay dabaal degga todobaadka Dhagoolayaasha ...
Kulan ballaaran oo looga hadlay hannaanka Caddaaladda iyo garsoorka ee maamulka Galmudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ee gobolka ...
Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa qabtay kulan looga hadlayay dowrka bulshadu ay ku leedahay sugidda ammaanka, kaas oo ka dhacay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho