Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka oo booqanaya degmada Jarriiban
Guddoomiyaha Ku-xigeenka labaad ee Baarlaamanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo wafdi uu hogaamiyo ayaa maanta booqanaya ...
Guddoomiyaha Ku-xigeenka labaad ee Baarlaamanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo wafdi uu hogaamiyo ayaa maanta booqanaya ...
Hay’adda Cilmi Baarista Puntland ee PDRC ayaa maanta Gaalkacyo ku qabatay kulan aqoon isweydaarsi ah oo u dhaxeeya suxufiyiinta ka ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Wasiirka amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo uu wehliyo Taliyaha hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Cabdi Xasan Bekos oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta ...
Xaflad lagu daah furayay kuliyad cusub oo lagu soo biiriyayay Jaamacada zamzam oo ah kuliyadda caafimadka ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho, ...
Hay’adda CBD oo ah hay’ad ka shaqeysa arrimaha nabadda iyo horumarinta dimoqraadiyadda ayaa maanta tababar ku saabsan sida ay u ...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Maxmaed Cabdi ayaa maanta tababar la xiriira kala dheereynta Ubadka iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho