Maamulka degmada Xamar weyne oo ku baaqay in la xoojiyo nadaafadda degmada “SAWIRRO”
Maamulka degmada Xamar weyne oo kaashanaya shacabka ku dhaqan afarta waax ee ay ka koobantahay Xamar weyne ayaa maanta bilaabay ...
Maamulka degmada Xamar weyne oo kaashanaya shacabka ku dhaqan afarta waax ee ay ka koobantahay Xamar weyne ayaa maanta bilaabay ...
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta Muqdisho ugu soo gabo gabeeyay saraakiil ka socotay ...
Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Farkeeti ayaa saaka dib ugu soo laabta magalaada Muqdisho, kadib markii shir ...
KHUDBADDA MADAXWEYNAHA ‘’Muhimadda in Nabadda la Maalgashado: Qorsheyaasha Muhiimka u ah 2016-ka iyo waqtiga ka sii dambeeya” Shirka Heerka Sare ...
Madaxweynayaasha dalalka Maraykanka iyo Ruushka oo kulan ku yeeshay New York ayaa isku khilaafay arrimaha Bariga dhexe iyo dagaalka ka ...
Wasaaradda amniga gudaha ayaa sheegtay iney dar dar gelineyso howlgallada lagu adkeynayo amniga, looga hortagayo falalka argagixisada. Afhayeenka wasaaraddaasi Maxamed ...
Shir gaar ah oo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya islamarkaana ay si wadajir ah u shir guddoominayeen madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo ...
Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta gaaray taliyaha guud ee ciidamada Midowga Yurub General Patrick De Rousiers, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho