Wasiirro ka tirsan Xukuumadda oo U Ambabaxay Dalka iskutagga Imaaraadka carabta
Wafdiga oo isugu jiray wasiirro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo wasiir ku xigeenno, waxaa hoggaminayay wasiirka Arrimaha dibadda iyo Dhiiri ...
Wafdiga oo isugu jiray wasiirro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo wasiir ku xigeenno, waxaa hoggaminayay wasiirka Arrimaha dibadda iyo Dhiiri ...
Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa si buuxda ugala wareegay kooxda shabaab Deegaanno katirsan Gobolka Baay iyagoo ...
Shirkii wasiirrada Arrimaha dibadda ee dalalka Jaamacadda carabta ayaa maanta ka furmay magaalada Qaahira ee dalka Masar iyadoo looga hadli ...
14th September… 2015 Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Dhiiragelinta Maalgashiga ayaa Muqdisho kula kulmay wakiilka gaarka ah ...
September 13, 2015 Cawaale Cali Kullane oo ah Alternate Ambassador-ka Qaramada midoobay u fadhiya Soomaaliya ayaa khudbad ka jeediyay kulan ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay shahaada cusub oo dugsi sare ah, taas oo oo noqon doonto ...
Koobkaan loogu magacdaray Isdhexgalka Booliska Soomaaliyeed iyo Bulshada Gobalka Hiiraan ayaa waxaa furay taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen Mukhtaar ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho