Ogaysiis:- Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ganacsatada U Soo Bandhigaya Tartan Qalab Loo Baahan Yahay
Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya waxaa uu ganacsatada Soomaaliyeed halkan ugu soo bandhigayaa qalab uu u baahan yahay in loo soo ...
Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya waxaa uu ganacsatada Soomaaliyeed halkan ugu soo bandhigayaa qalab uu u baahan yahay in loo soo ...
Wafdigii uu hogaaminayay Ra’iisul wasaaraha oo ay wehliyaan Madaxwayneyaasha Maamulada Puntland, Galmudug iyo Jubbaland oo ku sugan Koonfurta magaaladda Gaalkacyo ...
Mogadishu, 05 December 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday Madaxda Maamulada Puntland iyo Galmudug inay tixgaliyaan heshiiskii laga gaaray colaaddii magaalada Gaalkacyo, oo ...
Madaxweynaha Jamhuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay ...
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN DALADA HAWEENKA HORUMARINTA SAXAAFADA SOOMAALIYA ayaa uga tacsiyeeyay Dhamaan bahda saxaafada gaar ahaan eheladi ...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo maalmahan booqasho ku marayay Magaalooyin ka tirsan Mareykanka ayaa ...
Wafdiga uu hogaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray dalka Koonfur Africa oo uu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho