Sheekh Nuur Baaruud oo deeq lacageed gaarsiiyay gabar yar oo ku xanuunsan Muqdisho
Sheekh Nuur Baaruud ayaa maanta lacag ay soo dhiibeen muwaadiniin Soomaaliyeed gaarsiiyay hooyada dhashay gabar yar oo cudurka Kansarka uga ...
Sheekh Nuur Baaruud ayaa maanta lacag ay soo dhiibeen muwaadiniin Soomaaliyeed gaarsiiyay hooyada dhashay gabar yar oo cudurka Kansarka uga ...
Maamulka Jaamacadda Capital ayaa soo gebagebeeyay munaasabad lagu soo dhaweynayay in ka badan boqol arday oo ku guuleysatay imtixaanka qabuulka ...
Qaban qaabada xafladda caleema saarka ee madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa saaka ka socota magaalada Kismaayo. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka ...
Xaaladda degmada Cabuudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa saaka deggan kaddib markii ciidamada maamulka Galmudug ay si buuxda ula wareegeen magaaladaasi. ...
Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegtay iney qiimo dhimis ku sameysay Miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2015-ka, xilli baarlamanka uu shalay ansixiyay Miisaaniyaddaasi ...
Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaadday in hoos loo dhigay qiimaha lagu goosto ruqasadaha ...
Maamul goboleedka Galmudug ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta degmada Cabuudwaaq ee gobolka Galgaduud, kaddib dagaal shalay iyo ...
Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa ku boorriyay dhinacyada ku dagaalamaya degmada Cabuudwaaq ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho