Jaamacadda SIMAD oo heshiis la gashay hay’ad ka shaqeysa waxbarashada gobollada Dhexe “Sawirro”
Heshiis iskaashi dhanka waxbarashada oo ay kala saxixadeen Iftiin Education and development (IFED) iyo jaamacadda SIMAD ayaa ka dhacay xarunta ...
Heshiis iskaashi dhanka waxbarashada oo ay kala saxixadeen Iftiin Education and development (IFED) iyo jaamacadda SIMAD ayaa ka dhacay xarunta ...
Kooxo burcad ah ayaa weeraro kala duwan oo ay ku qaadeen goobo ganacsi oo ay lahaayeen muwaadiniin soomaali ah isla ...
Qalabkaan oo isugu jiray ilaa iyo lix qeybood oo ay ka mid ahaayeen Kombiyuutaro, kaamirooyin iyo agabyo kale ayaa hay’adda ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba baxay dalka ...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka, Wasiirka Waxbarashada, Xildhibaanno, Guddoomiyaha Ururka Haweenka, Qaranka iyo qurba joog ayaa ka ...
Boqolal Xujey ah ayaa sanadkani ka baxaysa dalka Maraykanka, iyadoo la dareemayo diyaar garow xoogan, ilaa 2,00 oo Xujey ah ...
Kulan si weyn loogu soo dhaweynaayey Danjirihii hore ee Soomaaliya u fadhin jiray Kenya Maxamed Cali Americo ayaa waxaa lagu ...
Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholas Kay, ayaa si kulul u cambaareeyay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho