Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo deeq gaarsiisay qoysas ku nool xerada Xagardheer
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa deeq isugu jirta bacaha guryaha la saarto, caagadaha biyaha lagu dhansado iyo marada kaneecada ...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa deeq isugu jirta bacaha guryaha la saarto, caagadaha biyaha lagu dhansado iyo marada kaneecada ...
Qunsulka guud ee safaaradda Soomaaliyeed ee magaalada Cadan ee dalka Yemen Axmed Suudaani, ayaa hay’adaha ammaanka ugu baaqay inay isha ...
Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabisalaad Hadliye CUmar ayaa la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool ...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax ayaa maanta kormeer ku tagay cisbitaalka guud ee Beledweyn, isagoo u kuurgalay sida ay ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari" ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay safiirka dowladda Sweden u fadhiya ...
Danjiraha Dowladda Soomaaliya ay u magacaabday Dalka K/Afrika ayaa soo gaaray Dalkani iyadoo uu socdaalkiisa ku wehliyay Xogyaha labaad ee ...
Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe mudane Cali Guudleewe oo ay wehliyeen qaar ka mid ah ku xigeennadiisa gudoomiyaal degmo iyo mudane ka ...
Kulan lagu soo bandhigayay hashiis ay kala sixiixdeen dad khilaaf gacan ka hadal ah sababay uu ku dhexmaray magaalada Gaalkacyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho