Madaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha iyo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha iyo ...
Cutubyo ka tirsan ciidamada dowlada Turkiga ayaa gudaha u galay gobalka Mosuul ee waqooyiga Ciraaq, tilaabadan oo ay xukuumada Ciraaq ...
Dowladda Shiinaha ayaa lagu wadaa inay Soomaaliya u soo dirto qubaro qiimeeya meelaha uu doonayo in Soomaaliya uu ka taageero, ...
Ciidamda sida gaarka ah u tababaran ee booliska ayaa howlgallo ka sameeyey xaafado ka tirsan degmada Afgooye oo ay ku ...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ee ...
Barnamijka Falanqaynta Ciyaaraha oo ka mid ah, Barnamijyada todobaaddkiiba mar ka baxa Radio Muqdisho Coddka Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaanu todobaadkan, waxaan ...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saakay Xaafadda Wadajir ee Magalaada Gaalkacyo ee dhinaca Galmudug kaga qayb ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahan howlo shaqo u jooga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho