Madaxa qaramada midoobay ee dalkani Kenya Ambassador Zahle ayaa xafiiskeeda ku qaabishay danjiraha dowlada soomaaliya u fadhiya dalkani kenya Jamaal ...
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta-sare Maamulka Puntland Dr.Abshir Yuusuf Ciise ayaa waxaa uu kulan la qaatay Maamulayaasha Iskoolada Gaalkacyo. Kulankaan ...
Barnaamishka Kulan Todobaadka Ee Ka baxa Radio Muqdisho iyo S.N.Tv Oo Todbaad walba Maalinta Jimcaha Aan Ku Falanqeenno Waxayaabaha Markaas taagan, ayaa ...
Xildhibaanno Siyaasiyiin iyo waxgarad oo maalmihii u dambeeyay booqasho ku tagay deegaanadii dhawaan laga saaray argagaxisada Al Shabaab ee gobolka ...
Muqdisho, September 17, 2015-----Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeen ...
Shir maanta Magaalada Muqdisho ay ku yeesheen madaxda hey’adaha hoostaga ururada bulshada rayid ah ayaa waxa ay ku magacaabeen guddoomiye ...
Gudoomiyaha G/Baay ayaa maanta xarigga ka jaray waddo cusub oo loo dhisayo mid ka mid ah xaafadaha Magaalada Baydhabo taa ...
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaliyeed Maxamuud Cabdikariin Gabeyre oo uu wehliyo agaasimaha Rugta Ganaciga Cabdi Abshir Dhoore, isla markaana ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho