Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta warbixinno ka dhagaysanaya guddiyada difaca iyo maaliyadda ee Baarlamanka ee ku aadan howlihii ugu dambeyeey ...
Maamulka Koonfur-Galbeed Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo deeganno ka tirsan maamulkaasi laga qabsaday maleeshiyada kooxda Shabaab iyo dhaqan ...
Mamulka gobolka Shabeelaha Dhexe oo kaashanaya mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa gogol nabadeed uga furay magaalada Jowhar labo beel ...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegey in Xukuumaddu ay xoogga saari doonto sidii daryeel ay u heli lahaayeen ...
Maamulka Deegaanka Afbarwaaqo ayaa ka cawday isticmaalka wadada isku xirta Galkaacyo iyo deegaanka Afbarwaaqo kaddib bacaad farabadan oo wadadaasi xiray, ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Ra’iisulwasaare ku-xigeenka dalka iyo xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho uga qeybgalay munaasabad lagu abaalmarinaayay ...
Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka furey shir wadatashi ah oo looga hadlayo aayaha Puntland ayna ka qeybgaleen ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho