Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka” Guddigaan marnaba kama maarma Ururada Bulshada Rayidka
Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Baarlamaanka dalka ayaa kulamo la yeelatay Ururada bulshada Rayidka oo, ay kawada hadleen howlaha guddiga horyaalla. ...
















