Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka” Guddigaan marnaba kama maarma Ururada Bulshada Rayidka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka” Guddigaan marnaba kama maarma Ururada Bulshada Rayidka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Baarlamaanka dalka ayaa kulamo la yeelatay Ururada bulshada Rayidka oo, ay kawada hadleen  howlaha guddiga horyaalla.

Guddomiyaha guddiga doorashooyinka baarlamaanka Xaalimo Ismaciil Ibraahim Xaliimo “Yarey” oo wareysi kaga hadashay Arrimaha Doorashooyinka ayaa sheegtay in lama huraan ay tahay in kahor doorashooyinkaas lala kulmo qaybaha Bulshada si tashi looga Galiyo habka loo wajihi karo doorashooyinkaas.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

“Walaahi Talada ugu wayn  ee ka soo baxday  kulankaan waxa ay ahayd in Guddiga Madaxa bannaan uu san sinaba uga maarmin Ururada Bulshada Rayidka ah maxaa yeelay shaqadaan waxaa qaban doona kumaanaan kun oo qof kuwaas oo laga doonayo in ay  qabtaan shaqooyin badan marka waxaa soo baxday in ay is Aaminaan in ay is maqlaan in ay wada shaqeeyaan” Ayey tiri guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka xaliimo Yarey.

Dhanka kale Guddoomiyaha ayaa sheegtay in ay doonayaan inuu dalku ku socdo hannaanka Dimuqraadiyadda si loola jaanqaado dowladaha horumaray oo ay Soomaaliya waxbadan ka hartay.

“Waqtigaan Aanu hadda ku jirno maaha xilli doorasho Caadi ah laakiin waxaan doonaynaa inaan doorashooyinka dhici doono aanu gaarno innaga oo  Wada hadlay  iyo innaga oo Isku imaatin samaynay”  ayey markale tiri Xaliimo Ismaaciil Ibraahim.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta

Next Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In