Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu markale u xaqiijinayaa shacabka Soomaaliyeed in Baarlamaanka Soomaaliya uusan mas'uul ka aheyn baraha ...
Wafdigan uu hogaaminayay madaxwayanaha dawlad goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ay qayb ka ahaayeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Galmudug ...
Degmadda Baardheere ee gobolka gedo oo dhawaan ciidamada xooga dalka soomaaliyeed iyo kuwa nabad ilaalinta midowga afrika ee Amisom ay ...
Muqdisho, Khamiis, August 20.2015----Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra'iisul Wasaaraha ...
kulan maanta lagu qabtay xarunta Jaamacada Ummada ee magaalada Muqdisho oo ay ka qayb galeen wasiirka wasaaradda waxbarashada hidaha iyo ...
Madaxweynaha dowlada goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug mudane C/kariim Xuseen Guuleed ayaa maanta booqday deegaanka Gelinsoor oo ka tirsan gobolka Galgaduud. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho