Madaxweynaha: ‘’Weriye Cawke waxaa uu ahaa nin wax weyn soo qabtey, taariikhda dalkana baal dahab ah ka galey’’
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray shacabka, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday weriye ...















