Madaxweynaha: “Dagaalka Beled Weyne waa in degdeg loo joojiyaa, labada dhinac waxaan u sheegayaa in lagula xisaabtami doono falalka ay halkaa ka wadaan’’
Muqdisho, 14 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ...
















