Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo bilaabeyso dhageysiga dacwad loo heysto Sayid Cali oo horay u dilay Xaaskiisa
Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Axad ah bilaabeysa dhageysiga dacwad loo heysto Sayid-Cali Macalin Daa’uud oo Maxkamadda Gobolka ...
















