Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Abu Dhabi, 29 August 2015: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaarey magaalada ...
Doodda hindise sharciyeedka shaqaalaha ajnabiga waxa uu maanta Baarlamaanka gudagalay ka doodistiisa, taasi oo guddiga adeega bulshada ee baarlamaanka uu ...
Mas’uuliyiin iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa ka qeyb galay kulan lagu taageerayay waxqabadka maamulka Dowladda hoose ee ...
Uruurka Marwo oo ah urur ka shaqeeya daryeelka carruurta iyo haweenka ayaa maanta kalmo lacageed gaarsiiyay Haweeney lagu magacaabo Madiino ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa booqday ciidanka ku sugan jiida hore ee deegaanka Godod oo ...
Guddoomiyaha Guddiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Xuseen Carab Ciise iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Marka ee xarunta ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba baxay dalka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho