Kulanka su'allo weeydiinta oo ka dhacay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho waxaa kasoo qeybgalay oo guddiga Difaaca ee Baarlamaanka ...
Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Fedaraalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Mohamed Xuseen Odowaa ayaa maanta kulan la qaatay xubno ka socday gudiga ...
Kulankan oo lagu xasuusanayay weerarkii sideed sano ka hor maleeshiyada Al-Shabaab ay ku dileen Allaha u naxariistee Agaasimihii Idaacadii Horn ...
Kulankaan oo ay isugu maamulka degmada Beledweyne iyo saraakiisha hay’adaha samafalka ee ka howlgalo magaaladaasi ayaa looga hadlay sidii dib ...
Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Xaawo Xasan Maxamed oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Caaafimaadka ee WHO ...
Munaasabaddan xariga looga jarayay xarun cusub oo ay yeelanayaan ciidamada booliska ee qeybta miino baarista u qaabilsan, waxaa ka qeyb ...
Wasaaradda caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dawooyin gaarsiinayaan goobaha dhawaan laga xoreeyay maleeshiyada Al-Shabaab ee gobollada dalka, si ...
Guddoomiyaha gobalka Baay ee Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale oo maamulkaasi ka tirsan ayaa maanta socdaal ku ...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay casho sharaf u sameeyey Safiirkii hore ee Soomaaliya u ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho