Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo shir caalami ah uga qeybgalaya Kigali
Magaalada Kigali ee Caasimadda dalka Ruwanda waxaa ka socdsa Shirka Ciidamada Boliiska Caalmiga ee Interpol, Waxaana Soomaaliya shirkaas uga qeybgalaya ...
Magaalada Kigali ee Caasimadda dalka Ruwanda waxaa ka socdsa Shirka Ciidamada Boliiska Caalmiga ee Interpol, Waxaana Soomaaliya shirkaas uga qeybgalaya ...
Guddoomiyaha Baarlamanka Dalka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta furay Shir looga tashanayo sameynta Guddiga madaxa banaan ee xuquuqda ...
Siminaar Lagu Bararnayay Sida Ugu Haboon ee Bulshadu Uga Qayb qaadan Karto ilaalinta iyo fayo dhowrka Caafimaadka Bulshada ayaa Degmada ...
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa munaasabad ka dhacday aqalka Dowladda hoose ...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaano iyo saraakiil ayaa maanta ka qeyb galay salaada janaasada ee ...
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Siciid Xuseen Ciid ayaa maanta xafiiskiisa Muqdisho kulan kula qaatay wafdi ballaaran oo ...
Taliyaha Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareyo Gaas Maxamed Aaden Axmed, ayaa kulan kula yeeshan xarunta Safaaradda Great Britain ee ...
Maamulka degmada Buula-burde ee gobolka Hiiraan ayaa faahfaahin ka bixiyay howllgallo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo ciidamada ay ...
Xildhibaanada Barlamanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho ayaa kulankooda kaga hadli doono Hindise sharciyeedka Saxaafadda Xildhibaan ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho