Soomaaliya Oo Hordhigtay Fursadaha Maalgashi Ee Soomaaliya Ka Jira Shir London Ka Dhacay
Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayay maalgashiga wadamada Qaarada Africa oo ay ka ...
Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayay maalgashiga wadamada Qaarada Africa oo ay ka ...
Qunsulka guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Magaalada Jeddah ee dalka Boqortooyada Saudi Arabia Mudane, Siyaad Maxamuud Shire ayaa maanta ...
Dood cilmiyeedan ayaa waxaa ka soo qeebgalay madaxda Safaaradda uguna horeeyo Lataliyaha koowaad ee Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan Ibraagim ...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyadoo kulankan uu shir guddoominayay ...
Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya Mudane Siciid Xuseen Ciid ee maalmahaan booqashada shaqo ku joogay dalka ...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan degdeg ah kula yeeshay wakiillada beesha caalamka u ...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray qoyskii , eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed, geeridii ku ...
Wasiirka warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir "Maareeye" ayaa uga tacsiyeeyay ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan eheladi iyo asxaabtii ...
Tababarkaan loo soo xiray Shaqaalaha Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Dowladda Soomaaliya ayaa ku saabsanaa Bad-baadinta Carruurta iyo ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho