Ciidanka Booliiska Ilaalada Xeebaha Soomaaliya oo tababbar ku qaatay Markab dagaal oo laga leeyahay Spain
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Booliiska iyo hawlgalka Ciidamada Badda Midowga Yurub ee Soomaaliya loona yaqaano (Atalanta) ayaa fuliyay layli mideysan ay ...
















