Marwada Madaxweynaha oo deeq raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool Muqdisho
RADIO MUQDISHO:-Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahra Cumar Xasan ayaa munaasabadda ee 8-da Maarso awgeed deeq raashin ah gaarsiisay qaar ...
















