11-ka nin ee lagu soo bandhigay xarunta Taliska ciidanka 12-ka April ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ah kuwa ay ciidamada ...
Shir ay golaha fulinta dowladda Federaalka Soomaaliya ku yeesheen xafiiska Ra’iisul wasaaraha oo uu shir guddoominayey Mudane Maxamed Cumar Carte, ...
Kulankani oo looga hadlayay kaalinta ay warbaahinta ay ku leeyahiin haweenka iyo caqabadaha ay la kulmaan ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Muqdisho ...
Mudane C/laahi Colaad Rooble Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda Haweenka ...
Kormeerkaan oo ujeedkiisa ahaa u kuurgaliada xaalada ay ku nool yihiin maxaabiista ku xiran xabsiyadda ayaa saraakiil ka socatay hay ...
Xarunta Jaaliyada Yemen oo ku taala degmada Shibis ee gobolka Banaadir isla markaana hadda Kam u ah dad isugu jira ...
Shirkaani oo looga Tashanayey hormarinta iyo tayeynta waxbarashada dalka, dardar galinta qorshaha wasaradda waxbarashada xukumadda Soomaaliya ay ku doonayso in sanadkaan ay ...
Cabdullaahi Maxamed Saneey Agaasimaha waaxda dabdamista iyo danabka ee Gobolka Banaadir oo howlo shaqo u tegay dalka Britain ayaa ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho