Baarlamaanka oo ka dooday hindise sharciyeedka Xeerka Isgaarsiinta Qaranka
Akhrinta 2aad ee Xeerka Isgaarsiinta Qaranka ayaa waxaa Xildhibaannada Baarlamaanka usoo gudbiyey warbixinta Guddiga Warfaafinta iyo Isgaarsiinta ee Baarlamaanka oo wax ...
Akhrinta 2aad ee Xeerka Isgaarsiinta Qaranka ayaa waxaa Xildhibaannada Baarlamaanka usoo gudbiyey warbixinta Guddiga Warfaafinta iyo Isgaarsiinta ee Baarlamaanka oo wax ...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad xariga looga jarayay xarunta Waaxda Yuusuf Al-Kowneyn ee degmada Boondheere, halkaasi oo ...
Cabdiraxmaan Xasan Cawaale Dr Xabeeb oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa xusay inay soo kordhayaan bukaanada la xanuunsanaya dhimirka, kuwaasi ...
Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya Muqdisho ayaa kaga doodi doono Hindise sharciyeedka Isgaarsiinta. Xildhibaan ...
Munaasabad lagu soo gabo gabeynayay tartan isboorti oo lagu qabta degmada Wadajir ayaa lagu qabtay xarunta degmada ee Maamulkaasi, kaasi ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Tartanka Kubada cagta ah degmooyinka gobalka Banaadir oo si habsami leh uga socda garoonka kubadda cagta ee Banaadur stadium ee ...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xassan Afrax oo ay wehliyaan wafdi ka socda dalka Masar iyo qusulka Safaarada Somalia ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho