Maamulka gobolka Banaadir oo mar kale ku baaqay bixinta canshuurta guryaha
Guddoomiyaha guddiga dardargelinta howlaha maamulka gobalka banaadir ahna guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda Maamulka gobalka Maxamed Axmed Diiriye iyo wafdi uu hogaaminayo ...
















