Dhageyso: Hees Cusub “Baddeeyduna iib ma aha” iyo Fanaanadda Caashokiin cilmi Xaashi
Heestaan Cusub ee uu Allifay Abwaan Salaad Cabdulle Salaad Yare ayaa halku dhiggeedu yahay Baddeydu Iib ma ahan, Waxaana Codka ...
Heestaan Cusub ee uu Allifay Abwaan Salaad Cabdulle Salaad Yare ayaa halku dhiggeedu yahay Baddeydu Iib ma ahan, Waxaana Codka ...
Wasiir ku xiigeenka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamud Xayir Ibraahim iyo gudoomiyaha degmada Carmo mudane Maxamed Cali Shire ayaa ...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta kulan la qaatay Odaayasha dhaqanka, qeybaha bulshada Rayidka ee magaalada ...
Ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM oo howlgallo xoog leh ka wada gobollada Baay iyo Gedo, ayaa kaabiga ku haya degmooyinka ...
Xaflad kooban oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan laanta ...
Wasiirka wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska dalka ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Injineerradii hore ...
Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalintii labaad socdaal shaqo ku jooga magaalada Gaalkacyo ...
Xafladan oo ay soo qabanqaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ka qeybgalay bulshada qeybaheeda kala ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho