Guddoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Qoryooley Kuntuwaarey , Awdheegle Sablaale iyo Xubna kale ayaa maanta ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Gudoomiye ku-xigeenka maaulka gobolka Hiiraan ee dhinaca arrimha bulshada Sheekh Xuseen Cusmaan Cali oo manta kormeeray isbitalka weyn ee magaalada ...
Xafladan shahaadooyinka lagu guddoonsiinayay labaatan arday oo ku guuleysatay tartan ku saabsanaa ka qeyb galka haweenka ee siyaasadda oo maanta ...
Muqdisho, October 6, 2015-------Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha ...
Hay’adda nabad sugidda Qaranka ayaa faah faahin ka bixisay sababaha xarunta Telefishinka Universal ee Muqdisho iyo shaqaalihiisu ay u xiranyihiin, ...
Madaxweynaha dowladda Fedaralka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dhagax dhigay xaruntii Wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada ee Soomaaliya, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho