Maamul cusub oo loo magacaabay deegaanka Buurdhuxunle ee gobolka Bakool
Gudoomiye ku xigeenka degmada Waajid Caddow C/raxmaan Jugle ayaa Radio Muqdisho u sheegay sheegay in maamul loo sameeyay tuulada Buurdhuxunle ...
Gudoomiye ku xigeenka degmada Waajid Caddow C/raxmaan Jugle ayaa Radio Muqdisho u sheegay sheegay in maamul loo sameeyay tuulada Buurdhuxunle ...
Muqdisho, 7/29/2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa khudbad ka jeediyey shirka heer wasiir ee Madasha ...
Haddaba GujiLinkigahoosesiaad u aqrisatomacluumaaddheeri ah ookuaadannuucashaqada,tiradadadka la raboiyosharuudahalagaraboqofkadoonaya in uusoodalbadofursadahaanshaqoeehad aka banaanwasaaradaCadaaladda. LEGAL AID AND LEGAL AWARENESS COORDINATOR (1 POSITION) ...
Kormeerka madaxwayne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa waxaa ku wehlinayay Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Galmudug, Taliyaal ciidan iyo ...
Ururka Dhagoolayaasha Qaranka Soomaaliye ee marka la soo gaabiyo lo yaqaano SONAD ayaa ka qayb galay shirkii golaha guud ee ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay shirka wadamada iyo hay’adaha iskaashiga la leh Soomaaliya, iyadoo ...
Olole nadaafadeed oo ay ka qeyb qaadanayeen qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan degmada Hodan ayaa maanta laga fuliyay ...
Kulankaan looga hadlayay manhajka Waxbarashada Soomaaliya sidii dib u habeyn loogu sameyn lahaa oo waxbarashada dalku hal manhaj u yeelan ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in shirka hiigsiga 2016-ka uu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho