Ra’isul Wasaare Cumar C/rashiid Oo ka hor jeediyay Khudbad Shirka Golaha Loo Dhanyahay Ee Q.M
Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo ka qeyb galaya shir madaxeedka Qaramada midoobay islamarkaana xalay ...















