Xarumihii dowladda ee Dhuusamareeb oo la dayactirayo
Gudoomiyaha degmada Dhuusamareeb ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan dib u dayactir lagu sameeynayo xarumihii dowlada ee ku burburay dagaalladii dalka ka dhacay. Macalin C/raxmaan Cali Maxamed “Geeda qoroow” ayaa ...