Danjire Jamaal oo Nairobi kulan kula qaatay agaasimayaasha telefishinada iyo tifatirayaasha idaacadaha ka howl gala Kenya”Sawirro”
Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya dalkani Kenya Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xarunta safaarada ee Nairobi kulan kula qaatay agaasimayaasha ...















