Ururka Saxafiyiinta Qaranka oo cambeereeyay qaraxii Beydhabo oo lagu dilay wariyeyaal
Ururka saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa cambaareeyay weerarkii ka dhacay magaalada Beydhabo ee ay ku dhinteen laba wariye qaar kalena ay ku dhaawacmeen xilli ay ku sugnaayen goob internet-ka ...