“SAWIRRO”Bandhig faneed xalay lagu qabtay Muqdisho
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirada bandhig faneed xalay lagu qabtay Muqdisho, kaasi oo ay suugaan ka ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirada bandhig faneed xalay lagu qabtay Muqdisho, kaasi oo ay suugaan ka ...
Waxaa maalintii labaad waddooyinka waa weyn iyo goobaha loo dalxiistago ee gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya lagu arkayaa dadweyne ...
Jamhuuriyadda Soomaaliya Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay Mogadishu, 18 July 2015 – Wasiirka ...
Munaasabadan loogu dabaaldegayay ciidul fitriga ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Hay’adda wacyigelinta bulshada C.C.A waxaana ka soo qeybgalay maamulka degmada ...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xill. Maxamud Xayir Ibraahim oo ka mid ahaa waftigii Ra’iisul Wasaaraha ku ...
Ciidanka XDS ayaa dilay Sodon iyo Labo ka tirsanaa malleeshiyaadka Shabaab oo xalay soo weeraray fariisin ay ciidanku ku lahaayeen ...
Soomaalida degan maggaalada Minneapolis, ayaa maanta si weyn ugu ciidday Magaaladaasi oo noqotey hoyga QurboJoogta Soomaalida, gaar ahaan racii ugu ...
Waa horjoogaha ugu sareeya kooxda UGUS/Shabaab Axmed Diiriye Hey'adda nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA waxay ogeysiineysaa Shacabka Soomaaliyeed ...
https://www.youtube.com/watch?v=LWi2gwV9sGU
Magaalada Gaalkacyo oo ah xarunta gobolka Mudug ayaa maanta si weyn looga ciiday, iyadoo dadweynaha ku nool magaaladaasi ay si ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho