Maamulka Jaamacadda Capital oo barnaamij soo dhaweyn ah u sameeyay arday ku guuleysatay imtixaanka Qabuulka+Sawirro
Maamulka Jaamacadda Capital ayaa soo gebagebeeyay munaasabad lagu soo dhaweynayay in ka badan boqol arday oo ku guuleysatay imtixaanka qabuulka ...















