Wasiir ku-xigeenka Xanaada Xoolaha, Dhinta iyo Daaqa ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdinaasir Gaarane Maxamed oo ay wehliyaan Agsimyaasha Wasaradaasi ayaa ...
Muqdisho, 15 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada ...
Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya iyo saraakiil kale ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa ay ka sagootiyeen ...
Muqdisho, July 15, 2015…Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta kormeer ku tagey xarumo dhowr ah oo ...
Toddobaadkii hore maleeshiyada Al-Shabaab ayaa mar kale geysatay weerar ay dad badan ku geeriyoodeen, kaddib markii ay weerar iyo qaraxyo ...
Taliyaha qeybta 12-ka April ee ciidanka xoogda dalka Soomaaliyeed iyo saraakiil kale ayaa kormeerey saldhigyada ciidanka xoogga ay ku leeyihiin ...
Guddoomiyaha Hay’adda cilmi baarista badaha Soomaaliyeed Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qarre) ayaa ka warbixiyay baxadda ay la eg yihiin ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho