Wasiir Cabdullaahi Colaad: “Bandhig dhaqameedkii soo nooleynta dhaqanka berri ayaa la soo xirayaa”
Muqdishu Somalia – Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, waxa ay qabaneysaa maalinka Isniinta ah 7 September ...
















