Guddoomiye ku-xigeennada baarlamaanka Galmudug oo la doortay,
Doorashada guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa la guda galay, iyadoo la doortay guddoomiye ku-xigeennada koowaad iyo ...
Doorashada guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa la guda galay, iyadoo la doortay guddoomiye ku-xigeennada koowaad iyo ...
Munaasabadan oo lagu xusayay sanadguudii 38 ee kasoo wareegatay markii ay xornimada qaadatay dowlada Jabuuti 27-kii June ee sanadkii 1977 ...
Munaasabadaan oo lagu maamuusayey sanad guuradii 38 aad ee kasoo wareegatay markii dowladda Jabuuti ay xornimada ka qaadatay Gumeystihii Faransiiska ...
Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Federaalka ah ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo khudbad ka jeediyay gabo gabadii ...
Cali Gacal Casir oo u taagnaa xilka Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug ayaa ku guuleystay doorashadii maanta oo ay ku tartamayeen ilaa ...
Muqdisho, 27 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan sannadguuradii 38-aad ee ...
Maxamed Cilmi Afrax oo ka mid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada ee Maamulka Galmudug ayaa hambalyo ku aadan maalinta ...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Cabduqaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa sheegay in kooxda UGUS ay weerar ku soo qaadeen saldhigga Ciidammadda ...
Mogadishu, 27 June 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho