Howlgalo UGUS Lagu Ciribtirayo Oo Ka Socda Jubooyinka Iyo Gedo
Howlgalo balaaran oo looga soo horjeedo Ururka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed ee UGUS ayaa ciidamada Maamulka Jubba waxay ka wadaan gobolada ...
Howlgalo balaaran oo looga soo horjeedo Ururka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed ee UGUS ayaa ciidamada Maamulka Jubba waxay ka wadaan gobolada ...
Mogadishu, 04 July 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...
Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka Bariga Afrika ee IGAD, AMISOM, Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo Dowladda Mareykanka ayaa si Wadajir ah ...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV ...
Muqdisho, 04, July, 2015....Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa booqashooyin ku soo kala bixiyey ...
Xilka Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobaleedka Galmudug ayaa waxaa wareegga Sadaxaad ku tartamayay laba musharax ee kala ah Maxamed Xaashi Cabdi ...
Munaasabadan oo lagu soo geba gebeynayaay tartan Qur’aan akhris ah oo muddo todobaad ah magaalada Gaalkacyo uga socday ilaa 41 ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho