Maalmaha Xoriyadda oo laga hadlay
Guddoomiyaha Guddiga Qaban qaabada Xuska Todobaadka Xoriyadda ahna Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ugu ...
Guddoomiyaha Guddiga Qaban qaabada Xuska Todobaadka Xoriyadda ahna Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ugu ...
Kooxo burcad koonfur afrikaan ah ayaa magaalada Cape Town ee dalkaas ku dilay muwaadin Soomaaliyeed oo ku sugnaa goob ganacsi ...
Kulan loogu mahadcelinayey dadkii ka qeyb qaatay dhismaha xarunta dowladda hoose ee Xammar ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Kulanka oo ...
Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya ayaa ka warbixiyey socdaal gaaban uu ku tagay Magaalada Kismaayo halkaas uu kulamo kula soo yeeshay ...
Madaxweynaha dalka Ciraaq Fu’aad Macsuum ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga safiirnimo ka guddoomey Safiirka Cusub ee Soomaaliya u magacowdey dalka Ciraaq ...
Ciidamo si gaar ah u tababaran oo ka tirsan hay'ada sirdoonka iyo nabad sugida Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa lagu ...
Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxaa ka socda qaban qaabo xoogan oo loogu diyaar garoobayo soo dhaweynta gudoomiyaha golaha shacabka ...
Cadaado, 21 Juun 2015 - Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay jadwalka dhameystirka maamul iyo dooroshooyinka Dowlad Goboleedka ...
Tartan Cilmiyeedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho