Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadkii Horey Uga Barakacay Caabud-waaq Oo Dib Guryahoodii Ugu Noqonaya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Tacadiyada haweenka loo geysto oo looga hadlay kulan lagu qabtay Caabudwaaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dadkii horey ugu barakacay magaalada Caabud-waaq ee gobolka Galgaduud ayaa guryahoodii magaaladaasi ku noqonaya kuwaa oo markii hore ka cararay dagaalo ku dhex maray halkaasi Kooxda Sufa iyo Ciidamada Maamulka Galmudug oo ka saaray kooxdaasi.

Ku soo guryo noqoshada qoysaskaasi ayaa ka dambeysay kaddib markii ay xasiloonaatay Degmada Caabud-waaq amaankeeduna ay sugayaan Ciidamada Maamulkaasi, waxaana bulshada ku dhaqan halkaasi ay soo dhaweeyeen Ciidamada maamulka Galmudug oo ku howlan gudashada waajibaadkooda ah in shacabka ay ugu qidmeeyaan sidii ay u sugi lahaayeen Ammaankooda.

Related posts

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026

Maamulka Galmudug ayaa ku howlan xasilinta deegaanada hoos yimaada, iyadoo bulshada Gobolada Galgaduud iyo Mudug ay ku dhiira galinayaan xoojinta Dowladnimada iyo ka shaqeynta amniga taasi oo muhiimad gaar ah u leh guud ahaan Umadda Soomaaliyeed.

Kulankii Shalay ee Golaha Wasiirada ayaa laga soo saaray go’aanno ah in Xukuumadda ay garab taagantahay Maamulka Galmudug islamarkaana ay ka soo horjeedo, wax kasta oo qal qal galin kara Amniga.

 

Previous Post

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Ee Maanta Oo Looga Hadlay Sida Looga Faa’ideysan Karo Kheyraadka Dalkeena “Dhageyso”

Next Post

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Tababar U Furay Ciidamo Boliiska Ah “Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Tababar U Furay Ciidamo Boliiska Ah “Sawirro”

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Tababar U Furay Ciidamo Boliiska Ah "Sawirro"

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In